Cali Shacbaan oo loo doortay Guddoomiye ku Xigeenka 1aad ee Aqalka sare

Cali Shacbaan Ibraahim ayaa ku guuleystay kursiga guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha Aqalka sare ee  Baarlamaanka aqalka sare, asaga oo helay cod gaaraya 28 Cod

Musharax la tartamay oo ah Cabdihakiim Macalim Axmed ayaa helay Cod gaaraya 25 Cod.

Guddoomiyaha KMG ah ee golaha Aqalka sare ayaa ku dhawaaqay natiijada Tartanka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor