Caddeymo muujinaya xasuuq ay geysteen Ciidanka Itoobiya oo la helay

Baaritaan uu sameeyey barnaamijka BBC ee Africa Eye ayaa soo saaray macluumaad muujinaya ciidamada Itoobiya iney xasuusq ka geysteen waqooyiga dalka Itoobiya. Waxay sida oo kale soo saareen gooba xasuuq uu ka dhacay oo ugu yaraan lagu dilay 15 qof .

Horraantii bishii March waxaa baraha bulshada si weyn u dhex socday muuqaallo goosgoos ah oo muujinaya rag xiran tuutaha ciidamada oo ku soo baxay dad rayad ah oo aan hubeysneyn, kaddibna dadki rasaas ku furaya dadki dhintayna gabi ka tuuraya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor