Alshabaab oo magacowday Guddiga La-socodka Xaalladda Cudurka Korona

Bayaan ka soo baxay Alshabaab ayaa waxaa lagu magacaabay Guddi ka kooban 7 Xubnood oo hawshodoa tahay inay la socdaan Xaalladda Cudurka COVID 19 ee Deegaanadda ay maamulaan.

Guddigaasi ayaa waxay isugu jiraan Mas’uuliyiin, Waxgarad iyo Culumaa’udiin, kuwaasi oo la socon doona Xalladda COVID 19 ee ku faafayo Goballadda u dhow Wilaayaadka Islaamka.

Halkan ka akhriso Bayaanka ka soo baxay Xarakadda Alshabaab: