Akhriso:-Qodobada looga hadli doono kulanka Baarlamaanka DDSI

Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa lagu wadaa in ay shir xasaasi ah ku yeeshaan magaalada Jigjiga.

Qodobada ugu waawayn ee ee miiska u saaran ayaa kala ah:

  1. Ansixinta Afhayeenka iyo ku xigeenka baarlamaanka deegaanka.
  2. Ansixinta gudoomiyaha iyo ku xigeenka maxkamadda guud ee deegaanka.
  3. Ansixinta wax ka badalka astaanta calanka iyo magaca deegaanka.

Qodobadan ayaa ka mid ahaa waxyaabihii uu ballan qaaday madaxweynaha cusub ee deegaanka Mustafe Muxumed Cumar.

Halkan ayaan idiinku soo gudbin doona waxyaabaha ka soo kordha warkan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor