Akhriso:-Magacyada Xubnaha Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed iyo laba Wasiir oo Cusub oo lagu soo daray

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Isku-Shaandheyn waxa uu ku sameeyay xubnaha Golihiisa Wasiirada kadib mrkii xildhibaanada ay ka dalbadeen in isbedel lagu sameeyay.

24 Wasiir iyo 24 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiro dowllo ayuu Maanta Magacaabay Shariif Xasan,waxana ku jira Wasiiro Cusub iyo kuwo ka mid ahaa Golihiisa Wasiirada hore.

Sidoo kale waxaa Xusid mudan in ay jiraan ilaa  laba Wasiir oo ku Cusub Golaha Wasiirada kuwaas oo kala ah Wasiirka Arimaha gudaha iyo Wasiirka Haweenka.

Hoos Akhriso Magacyada Xubnaha Golaha Wasiirada koonfur Galbeed.

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media