Akhriso:-Aqalka Sare ee dalka oo Baaq nabadeed soo saaray

Guddiga arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo xiriirka dowlad goboleedyada golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Galbeedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda hoose oo saddaxdii toddobaad ee lasoo dhaafay ay ku dirirayeen beelo walaalo ah.

Guddiga ayaa dowlad goboleedka Jubaland, Senatarada Golaha Aqalka sare, Culimaa’udiinka iyo wax garadka ugu baaqay in si deg deg ah heshiis nabadeed loo dhex dhigo beelahaas walaalaha ah ee ku diriraya gobolka Jubbada hoose.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddiga.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media