13 kursi oo dhawaan lagu dooran doono Kismaayo oo la shaaciyay

Guddiga doorashooyinka ee Jubaland ayaa shaaciyay Doorashada kuraas ka tirsan Golha Shacabka, kuwaasi dhawaan la dooran doono.

Guddiga doorashooyinka  SEIT ee Jubaland ayaa shaaciyay 13 kursi oo dhawaan doorashadooda  la qabanayo, iyadoo maamul Goboleedyada intooda badan ay shaaciyeen qaar ka mid ah Kurasta Golaha sahcabka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor