” Xukuumadi ugu saxsaneyd ayan u Arkaa Inuu Ra´isal wasaaraha dhisay”Xildhibaan C/Shakuur Mire

Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo ka qeybgakayey dood ka baxay idaacada VOA -da ayaa sheegay in aragti ahaan uu qabo in xukuumadan hada la dhisay ay tahay midii ugu saxneyd ee la dhiso marka dhinac walba loo firiyo.

Mar uu ka jawaabayey qoraalki Jawaari u diray Ra´isalwasaare Kheyre Waxa uu sheegay in Jawaari uu wato aragti isaga uu leeyahay balse aysan aheyn sharci sida uu hadalka u yiri xildhibaanka .

Xildhibaanka oo ka mid ah xildhibaanada ka horyimid talo soo jeedinta iyo in lagu laabto dhismaha golaha aya waxa uu sheegay in isaga iyo xildhibaano kallo badan ay ka soo horjeedaan arintaan.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor