Xukumadda Oo Furtay Kulan Looga Hadlayo Dib U Eegista Dastuurka Dalka

Kulan looga hadlayo dib u eegista dastuurka dalka ayaa maanta waxaa uu ka furmay magaaladda muqdisho ee caasimadda Dalka.

Kulanka waxaa ka qeyb-galay Ra’iisulwasaarah Soomaaliya, Gudoomiyaha Baarlamaanka ahna kusimaha Madaxweynaha,Wasiirka Dastuurka iyo khubaro heer caalami ah oo ka kala yimid dalka dibadiisa.

waxaa looga hadlayaa hanaanka dhameestirka dastuurka.

khubaradda ayaa la shaaciyay in xukuumadda ay talooyin kasiin doonaan arimaha dhameestirka dastuurka dalka.

Kulanka oo maanta furmay ayaa sii socon doona dhowr maalin waxaana kulanka qeyb ka ah ururadda bulshadda rayidka.