Xubnaha Dowlad-gobaleedyadda Jubbaland  iyo K/galbeed ee ku guuleystay Aqalka Sare ee Barlamaanka oo la shaaciyey.

Barlamaanka Jubbaland ayaa soo gebagebeeyey Doorashadda 8-da xubnood ee Maamulkaasi uga mid noqon doona Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka ee soo socda.

Doorashadaasi ayaa waxaa ku baratamay Musharixiin badan oo ka kala ssocotay Beelaha wada deggan Goballadda  Jubbooyinka iyo Gedo, balse waxaa ku soo baxay 8-da xubnood ee ka mid noqon doono Aqalka Sare ee Barlamaanka soo socda.

Magacyadda Musharaixiinta xubnaha Jubbaland ee Aqalka Sare ayaa waxay kala yihiin:-

Xasan Faarax Xujaale

Axmed Xaashi Maxamud

Jeneral C/llaahi Sheikh Ismaaciil “Fartaag”

Mowliid Xuseen Guhaad

Axmed Cabdixafiid Maxamed

Iftiin xasan baasto

Axmed Macalin Cumar

Faadumo Xasan Aadan

Sidoo kale, Baarlamaanka koofur Galbeed ayaa shalay doortay xubnaha Maamulkaasi u matali doona  Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka ee soo socda..

Liiska xubnaha ku guuleystay Doorashaddii loo galay Aqalka Sare ayaa kala h:-

Cabdikaafi Macalin Xasan

Xuseen Sheekh Maxamuud

Aadan Cabdi Aadan

Ilyaas Cali Xasan

Cabdikaafi Macalin Xasan

Xuseen Cali Xaaji Cabdalla

Cabdulaahi Cabdi Jibriil

Zamzam Ibraahim Cali

Timiro Maxamed Cali

 

©Radio Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor