Xoghayaha Guud ee QM oo ku baaqay in la joojiyo Tacadiyadda loo geysto Suxufiyiinta Caalamka.

Antonio Gutteres ayaa hadalkaasi ku sheegay Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Caalamka (The World Press Freedom Day) oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay May 3-da.

Wxaa u uSuxufiyiinta ku tilmaamay Codka Cod- laawayaasha  ‘‘voice of the voiceless.’‘

Sannad kasta maanta oo kale waxaa loo dabaal degaa mabaa’diida Asaasiga ee Xorriyadda Saxaafadda , qiimeynta Xorriyadda Saxaafadda ee Caalamka iyo in Warbaahinta laga difaaco weeraradda ka dhanka ah Xorriyadooda iyo in la xusuusto Suxufiyiinta naftooda ku waayey Hawshooda Saxaafadeed.

Maalinta Saxaafadda Caalamka waxaa Golaha Guud ee QM looga dhawaaqay sannadkii 1993-kii, kadib, markii la qaatay Talooyinkii hirkii 26-aad ee Shirweynaha Guud ee Hay’adda UNESCO ee sannadkii 1991-kii.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media