Xildhibaanadda Baarlamaanka oo Kalsoonidii Kala Noqday Baarlamaanka Jubbaland

Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kalsoonidii kala laabtay Xildhubaanadda baarlamaanka Maamulka Jubbaland.

Xildhibaano gaaraya 132 Mudane ayaa ogolaatay in la kala diro Baarlamaanka Jubbaland.

Afar Xildhibaan ayaa ka soo horjesatay halka 6 Xildhibaanna ay ka aamuseen.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor