Xildhibaanada Wasiirada noqday oo Bilaabay Olole Ay kaga horgatagayaan Mooshin la sheegay in la saxiixay(Warbixin)

Marki u horeysay xalay waxaa kuma Ra’sal wasaaare Khere iyo ku dhawaad 45 xildhibaan oo ka mid noqday golaha wasiirada cusub iyagoo ka wada hadlay sidii loo marsiin lahaa xukuumada ay ka mid noqdeen.

Kulanka oo ahaa mid ay xildhibaanada ku soo booqdeen Ra’isal wasaaraha ayaa la isku dhaafsaday aragtiyaha sida ugu macquulsan ee ay u difaacan karaan wasiirnimadooda.

Kulaankooda ayaa imaanaya xili Mooshin looga soo horjedo wasiirada cusub ay wadaan xildhibaano la sheegay iney gaarayaan ilaa 90 mudane inkastoo wali tirada saxda ah e saxiixday aanan laheynin.

Dadka wax faalanqeeya ayaa aaminsan marka la fiiriyyo tirada xildhibaanada ay ku leeyihiin golaah cusub iyo shaqsyaadka ka so muuqday golaha iney u baantahay i xukuumadan ay barlamaanka gudubto .

Wali lama hayo waqtiga barlamaanka la horgeenayo inkastoo la shegayo in 1-ga bisha la geyn doono.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media