Xildhibaanada Aqalka sare oo Muqdisho ku leh kulan Albaabada u xiran yihiin

Xildhibbanada Aqalka Sare ayaa haatan Xaruntooda waxa ay ku leeyihiin kulan albaabada uu u xiran yahay kaas oo looga hadlayo amniga Xarunta Aqalka Sare.

Kulankii shalay ayaa lagu soo hadal qaaday in Amniga Xarunta uusan aheyn sidii loo baahnaa taas oo kentay in Maanta ay kulan deg edg ah ka yeeshaan.

Kulanka oo Saxaafada ay banaanka ka joogaan ayaa qeybtiisii hore waxa ay Xubnaha Aqalka Sare uga hadleen sidii loogu gurman lahaa dadka uu saameeyey fatahada Wabiga,iyaga oo 50 Kun oo Dollar.

Kulanka oo haatan ka socda Xarunta Golaha Aqalka Sare ayaa la filayaa in ay qodobo ka soo saaraan.

Wixii kulankaas ka soo baxa kala socda Radiodalsan.com

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media