Xildhibaan Saadaq Cabdikariim oo ku geeriyooday Muqdisho

Allaha u naxariistee waxa saakay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Xildhibaan Saadaq Cabdikariim Maxamuud oo beryahan ku xanuunsanaa Cusbitaal ku yaallo Caasimada.

Allaha u naxariistee Xildhibaan waxa imminka lagu aasayaa islama Magaalada Muqdisho waxaana ka qeybgalaya Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale oo Dowlada Ka tirsan.

Waxa halkasi ku sugan wariye ka tirsan Radio Dalsan halkan ayaadna ka heli doontan wararka arintasi la xiriira insha allaah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor