Xildhibaan Siidow Adan Abaadir oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo Wareysi gaar ah Siiyay Radio Dalsan ayaa ugu yeeray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Koonfur Galbeed iney AMISOM kula xisaabtanto Dadkii ay ku leysay Magaaladda Marka ee Gobolka Shabeeladda Hoose.
Xildhibaanka waxa uu sheegay in Dowladda looga baahan yahay iney dadka ka celiso cid kasta oo dhibaateyneysa oo aan loo bahneyn kaliya in laga difaaco Kooxda Al Shabab.
Halkan ka dhageyso Xildhibaanka:-