Xiisad xoogan oo Caawa ka taagan Gobolka Gedo

Xiisada Kacsanaanta ah ee laga dareemayo Gobolka Gedo ayaa waxaa la sheegay in ay u dhaxeyso Saraakiil Ka Tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo Kuwa Kenyaan ah oo Gobolkaasi Ku Sugan.

Saraakiisha Dowladda Kenya ee Gobolkaasi ku Sugan Ayaa isku dayay in ay isku shaandheen ku sameeyaan Ciidamadda Dowladda federaalka Hase Ahaatee Saraakiisha Dowladda ayaa arintaasi ka biyo diiday.

Korneel Aadan Jeele oo kamida Saraakiisha Gobolka Gedo ayaa Radio Dalsan u Xaqiijiyay Xiisada Caawa Ka Tagaan Gedo.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor