Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo amray in Hawada laga saaro Websaytyo lagu dhibaateeyo Ummadda.

SFGWareegto ka soo baxday Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa lagu amray Wasaaradda Boostadda in hawada laga saaro 35 Websaytyo oo ay baaritaano ku socdaan. Xanibaadaasi ayaa timid, iyadoo ay jiraan Websaytyadaasi si joogta ah lagu aflagaadeeyo Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda,Shaqsiyaad iyo Shirkaddo Soomaaliyeed. WAREEGTADDA OO DHAMAYTIRAN HALKAN  KA AKHRISO:   WAREEGTO