DHAGEYSO: Xarunta Qaran ee Isku Dubaridka Gargaarka oo Muqdisho Laga Daah furay (SAWIRRO)

Raisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maryam Qaasim ayaa maanta waxa ay si wadajir ah u daahfureyn Xarunta Qaran ee isku dubaridka Gargaarka,  waxaana kulanka ka qeyb galay xubno ka tirsan gudiga gurmadka abaaraha iyo xubno ka socday hey’adaha samafalka.

Mas’uuliyiinta ayaa waxa ay ka hadleen ahmiyada xaruntani cusub iyo doorka isku dubaridka gargaarka,waxaana madasha lagu soo bandhigay baahida loo qabay in helo xaruntan oo ay shaqdeedu noqoneyso hagaajinta mashaariicda loogu gurmanayo dhibanayaasha abaarta.

Waxaa ra’isul wasaare ku xigeenka xukuumada Mahdi Maxamed Guuleed Qadar uu sheegay inay muhiimad gaar ah ah dowladda iyo dadka ay u leedahau xaruntan.

Halkaan hoose ka  dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media