Xafiiskii uu ku shaqeynayey Madaxweynaha Nigeria oo lala wareegay

Xafiiska Madaxweynaha Nigeria waxaa raamsaday Dooliyaal  iyada oo Madaxweyne Muhamadu Buhari uusan ku shaqeyn doonin Xafiiskiisa Rasmiga ah maalmaha soo socda.

Xafiiskan waxaa qaribay Doolliyaal hoy ka dhigtay 100-kii maalmood ee uu Madaxweynuhu socdaalka caafimad ugu maqnaa dalka Britain.

Afhayeenka Madaxtooyadda dalkaasi, Garba Shehu oo la hadlay Wakaalladda Wararka AFP waxa uu tilmaamay in uu khasaare soo gaaray Fadhiga yaalay Xafiiska Madaxweynaha iyo Hawo-qaoojiyaha (Air Conditioning).

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu ku sii shaqeyn doono Hoygiisa, tan iyo inta laga dayactirayo qalabka Xafiiskiisa ee ay doolliyaddu waxyeeleeyeen.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media