Wiil La Dhashay Shariif Sheekh Axmed oo Xalay Lagu Dhaawacay Muqdisho

Cabdullahi Sheekh Axmed oo ah Wiil la dhashay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Xalay lagu dhaawacay Degmada Kaaraan ee Muqdisho.

Maamulka Degmada Kaaraan ayaa u xaqiijiyay Radio Dalsan Dhaawaca Wiilkasi.

Waxa uu la sheqeyn jiray Shirkad ay leedahay Turkiga sida Wararka sheegayaan.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor