Weerarkii Al Shabab Ee Jaamacadda Garissa oo Xalay La Soo Gabagabeeyay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dalka Kenya ayaa sheegtay in Ciidamadda Amniga Kenya ay Xalay soo gabagabeeyen Weerarkii Al Shabab ay ku qabsadeen Xarunta Jaamacadda Garissa.

Ugu yaraan 147 ruux ayaa ku dhimatay Waxana ku dhaawacmay dad kale oo intaasi ka badan.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya waxa ay sido kale sheegtay in la badbaadiyay 700 oo ruux.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor