Waziir Ganacsiga iyo Warshadah ” Waxaan ka digaa in ganacsatadda ay keenaan badeecadaha aan tayada laheyn M.Muqdisho”

Waziirka wazaarada Ganacsiga  ayaa waxaa uu ka digay in dagada magaalada muqdisho laga soo dajiyo Badeecad aan tayo laheyn.

Waziirka Cusub ee  wazaarada ganacsiga C/raxmaan cabdi xuseen  ayaa sheegay in la la xisaabtami doono ganacsatadda dalka keena waxyaabaha aan tayada laheyn .

Dhageyso Warbixinta wariye Cabdiwaxiid Cabdullahi Daahir .

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor