Wasiirkii Caafimaadka Ee Soomaaliya Dr Aden Xaaji Aden oo geeriyooday

Waxa goor dhaw ku geeriyooday Dalka Hindiya Wasiirkii hore ee Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Dr Aden Xaaji Ibraahim oo dhawaan xanuunsanaa.

Wasaarada arrimaha dibadda Xukuumada federaalka Soomaaliya ku xaqiijisay geerida Wasiirka qoraal kooban oo ay soo dhigen bartooda Twitter.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor