Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya oo geeriyooday

Wararka aan ka heleyno Gudaha dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in uu geeriyooday Wasiirkii amniga dowladda Kenya Joseph Nkaissery sida ay sheegeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Kenya.

Sidoo kale Wasiirka ayaa la sheegay in Maalmihii la soo dhaafay uu xanuunsanayay balse markii la geeyay mid ka mid ah Isbitaalada ku yaalla Magaalada Nairobi uu geeriyooday.

Saraakiisha dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegeen in ay baaritaano ku saeyn doonaan xanuunka ugu weyn ee uu u geeriyooday Wasiirka,waxana la filaya in aas Qaran loo sameeyo.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media