Wasiirka Warfaafinta Oo Cambaareeyay Weerarkii Ay Al Shabaab Ay Ku Qaadeen Hotel Saxafi

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa cambaareeyay weerarkii ay dagaalamayaasha Al shabaab ay Aroornimadii hore ay saaakay ay ku qaadeen hotelka Saxafi ee magaaladda muqdisho.

Wasiir Maareeye ayaa tacsi u diray dhamaan Umadda soomaaliyeed iyo eheladii ay ka geeriyoodeen dadkii saakay Ku dhintay weerarkaasi.

Dhinaca kale wasiirka ayaa cambaareeyay Falkaasi waxaana uu ku tilmaamay weerarkaasi mid wuxuushnimo ah.

Hadalka Wasiirka Warfaafinta ayaa imaanaya iyadoo Masuuliyadda weerarkii Hotelka Saxafi ay sheegteen Kooxda Al Shabaab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor