Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Gaalkacyo u jooga Xalinta Muranka Puntland iyo Galmudug

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxman Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa u tagay Magaalada Gaalkacyo Xalinta Dagaalo ku soo laab laabtay Magaaladasi.

Dagaalada ayaa u dhaxeeyay Ciidamada Maamulada Galmudug iyo Puntland waxa dagaalkii ugu dambeeyay uu shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor