Wasaarada Warfaafinta oo Shaacisay in La soo gabagabeeyay Weerarkii Hotel Saxafi

Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la soo gabagabeeyay Weerar ay Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ay ku galen Hotelka Saxafi Ee Magaalada Muqdisho.

Ugu Yaraan 15 ruux ayaa ku dhimatay Weerarka oo ay Al Shabab sheegatay Masuuliyadiisa waxa kamid ahaa dadkii ku geeriyooday Xildhibaan Cabdi Maxamed Abtidoon,Generaal Cabdikariim Yuusuf Adan Dhaga-badan iyo Malkiilaha Hotelka Saxafi Cabdirashiid Ilqeyte.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor