Allaha u naxariisto Waxaa hadda ku geeriyooday Dalka kenya wariye Maxamed Maxamuud Macalin oo loo yaqiinay MM Macalin.
Wariye MM ayaa dhawaanahan ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. .
Mm Macalin waxaa uu ka tirsanaa wariyayaasha ka howl gala Warbaahinta qaranka muddo dheer.
ALLAHA U NAXARIISTO