Wariye Cumar Seerbiya oo Maalmo kadib Maanta Xorriyadiisa Dib u helay

Wararka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayan in Maanta Xabsiga lagas iidaayay wariye Cumar Seerbiya oo dhawan Ciidamada Soomaaliland ay Xabsiga dhgeen.

Wariyaha oo ka mid ahaa Shaqaalaha Warbaahinta goobjoog ee Muqdisho,ayaa Ciidamadu ay xireen xili uu ku sugnaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hargeysa kadib markii uu ka tagay Magaalada Muqdisho.

Ilaa iyo hada Soomaaliland macadeyn waxa ay mudada labada Maalin ah ka badan Xabsiga ugu hayeen Wariye Cumar Seerbiya,in kastoo ay Maanta siidayeen.

Wararkeena soo socda ayaan idinkugu soo gudbin doonaa wixii  faah faahin dheeraad ah

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media