{Wareysi}:- Ciidamada Itoobiya iyo dadkii rayidka ahaa oo isaga guuray magaalada Ceelbuur.

Degmada Ceelbuur ee gobalka Galagaduud ayaa maanta waxaa iskaga baxay Ciidamada Itopia iyo dadkii shacabka ahaa ee magaalada ku noolaa,Ceelbuur waxaa gacanta ku hayay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itopia.

Lama oga sababta ku kaliftay in ciidamada Itoopia ay faarujiyan magaalada laakiin waxaa jira in aya horay u raaceen dadkii deegaanka iyaga oo la sheegay in ay ka baqanayaan in ay waxyeelo u geystaan Alshabab.

Dhinaca kalana Xubno ka atirsan Al-shabab ayaa markiiba galay degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud,Waxaana ay ka dhigantahay in Shababku 3-dex sano kedib ay dib u hantaan gacan ku heynta magaalada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysi Aaan la yeelanaya Gudoomiyaha Ceelbuur.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media