(WAREEGTO): Wasiiriku-xigeen ka tirsan Maamulka Galmudug oo xilka laga qaaday.

Madaxweynaha Maamul-gobaleedka Galmudug, C/kariim Xuseen Guuleed waxa uu xilkii ka qaaday Wasiir-ku-xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Galmudug, C/samad Yuusuf Cilmi.

Madaxweynaha ayaa xalay soo saaray Wareegtadda uu xilka kaga qaaday Mas’uulkaasi, oo lagu eedeeyey Amar-diido joogto ah iyo Ku-takri-falka Awood uusan Sharciga siinin.

HALKAN KA AKHRISO WAREEGTADDA:-

WAREEGTO

©Radio Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor