Wareegto: Taliyaha Nabadsugidda Baydhabo oo la magacaabay

Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka K/Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Wareegto ku magacaabay Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda ee magaalladda Baydhabo.

Taliyaha cusub ayaa lagu magacaabaa Maxamed Isaaq Ibraahim “Aflow”.

HALKAN KA AKHRISO WAREEGTADDAA:- 

SHARIIF XASAN

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor