Maamulka gawaarida deg deg ah ee AMIN Ambulance ayaa bartooda Twitter -ka so dhigay dadka ku geeriyooday weerarki maanta iyo ku dhaawacmay
Warbixinta ayaa u qorneyd sida ” isbitaallada Muqdisho gaarsiinnay 18 dhaawac ah oo 7 ka mid ah haween yihiin iyo 8 Meydad ah oo 2 ka mid ah dumar yihiin ”
Booliska Ayaa Sidoo kale sheegay tiro dhimasho ah oo ka badan Midan ,waxaan at sheegen Indy geeriyoodeen 11 qof oo qaarkood yihin caruur dhar ciid looga iibinayey suuqa .