Warbixin: Maxaa loo sheegaa beenta iyadoo la ogyahay in ay tahay xaraan ?

Waxaan ku jirnaa bisha Ramadaan,  waxaa la ogyahay waxyaabo qofka sooman, soonkiisa wax udhimaya waxaana kamid ah beenta oo la sheego.  Inkasoo ay beentu tahay xaaraan mar kasto oo la sheego. Haddana Ramadaanka uguma sii jirto. Soonka qofka yeey wax yeeleysaa.

Hoos ka dhageyso warbixin arintaasi ku aadan waxaa inoo diyaariyay misna soo jeedinaya wariye Hassan Ali Osman Istiila.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor