(WAR-SAXAAFADEED): Ra’isul-wasaare Cumar C/rashiid oo sheegay inuu Musharax kasta xaq u leeyahay inuu sameeyo Dhooltus Siyaasadeed.

Ra’isul-wasaraha Xukuumdda Federalka, ahna Musharax Madaxweyne Cumar C/rashiid ayaa soo saaray Wareegto uu kaga hadlay Xuquuqda Musharixiinta u leeyihiin inay samaysan kra Dibadbaxyo Siyaasadeed.

Ra’isul-wasaaraha ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu kaga hadlay arrintaasi.

HALKAN KA AKHRISO WAREEGTADDA RA’ISUL-WASAARAHA.

wareegto-rw

©Radio Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor