(WAR-MURTIYEED): Puntland oo codsatay in Taageero Caalami laga siiyo Dagaalka Alshabaab.

Golaha Xukuumadda Maamul-gobaleedka Puntland waxay maanta Kulan ka yeesheen Duullaanka Alshabaab iyo Tallaabooyinka muhiimka ee looga hortagi karo Alshabaabka ku sugan qeybo ka mid ah Deegaanadda Xeebta ee Puntland.

K/S Madaxweynaha Puntland, ahna Madaxweyne-xigeenka, Enjineer C/xakiim Xaaji Cameey ayaa shir-guddoomiyey Kulankaasi oo ka dhacay magaalladda Garowe, iyadoo laga soo saaray War-murtiyeed looga codsaday Beesha Caalamka in Puntland laga taageero Dagaalka Alshabaab.

HALKAN KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA:-

WAR MURTIYEED PUNTLAND

DOWLADDA PUNTLAND2

©Radio Dalsan

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor