WAR DEGDEG: NIN SOMALI HAYSTA DHALASHADA HOLLAND OO LOO QABTAY QARIXII LIIDO.

Mid ka mid ah Warbaahinta ugu afka dheer ee dalka Holland ayaa shaaciyay in Nin Somali haysta Dhalashadda Holland loo qabtay Weerarkii Alshabaab habeen hore ku qaadeen Xeebta Liido.

La soco Faahfaahinta goor dhow Insha Allaahu.

©Radio Dalsan