War Deg Deg ah:Qarax goordhow ka dhacay M/Muqdisho

Marqura ayaa waxaa jug culus laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolkaan Banaadir,jugtaas oo u muuqatay mid qarax ah.

Waxaana hada la arkayaa qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho oo uuro Cirka isku shareertay,Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayan in qarax uu ka dhacay agagaarka dekadda Muqdisho in kastoo aan weli la xaqiijin.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Somaaliya iyo Gaadiidka ambalaasta ayaa ku sii qul qulaya Goobta qaraxa uu ka dhacay.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com