War Deg Deg ah: Xarunta Baarlamaanka dalka Iiraan oo la weeraray

Dabley hubeysan ayaa weeraray Xarunta Baarlamaanka dalka Iiraan oo ku taalla Magaalada Dahraan ee Caasimada dalkaasi,kuwaas oo khasaaro u geestay Ciidamada ilaalada ka ah Xarunta Baarlamanka dalka iiraan.

Wakaalada wararka dalka Iraan ayaa xaqiijisay in dabley hubeysan uu rasaas ka dhex riday gudaha baarlamaanka dalkaas,balse weli macada cida ka dambeysa weerarkaas iyo khasaaraha dhimasho iyo mid ka dhaawac ee ka dhashay rasaasta lagu furay xarunta Baarlamaanka dalka Iiraan.

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Iiraan ayaa haatan isku gadaamay Xarunta si asyan u dhicin weeraro kale.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com