War goordhow nasoo gaaray ayaa waxa uu sheegya in Madaxweynaha Cusub ee Mmulka Glmudug Axmed Geelle Ducaale(Xaaf) uu gaaray Magaalada Galinsoor halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay.
Safar dhinaca dhulka ah yuu ku tagay Magaalada gelinsoor isagoo uga soo gudbi doona Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.
Dadweynaha Magaalada Galinsoor ayuu halkaasi kula hadlay waxa uuna kula dardaarmay in ay Nabada ka Shaqeeyaan.
Goordhow ayaa la filayaa in uu safarkiisa siiwato islamarkaana uu tago Magaalada Gaalkacyo