Waddankee ayey dadkiisa soomaan saacadaha ugu yar iyo kuwee ugu xilliga dheer  Caalamka ?

Saacadaha soonka ee Caalamka ayaa kala duwan waddan-ka-waddan.

Dalalka Muslimka, Jesiiradda Comoros ayaa ah dalka ugu waqtiga yar ee laga soomo, iyadoo Saacadaha Soonka tahay 12-saacadood iyo 37 daqiiqo.

Dalka ugu waqtiga dheer Xilliga Soona ayaa ah dalka Algeria oo laga soomo 15 saacadood  iyo 45 daqiiqo.

Waddanka Canada waxaa laga soomaa 19 saacadood iyo 57 daqiiqo, iyadoo dalka Australia yahay dalka sida ugu dhaqsaha badan looga afuro, iyadoo la soomo 11-saacadood iyo 59 daqiiqo.

Dalalka Islaamka iyo Carabta waxat iyaguna ku kala duwan yihiin saacadaha la sooman yahay.

  • Dalka Somalia waxaa laga soomaa 13 saac iyo 27 daqiiqo.
  • Dalka Yemen waa 14-saac iyo 8 daqiiqo
  • Dalka Mauratania waa 14-saac iyo 16 daqiiqo.
  • Dalka Cummaan waa 14 saac iyo 37 daqiiqo,
  • Dalka Sacuudiga waa 14 saac 41 daqiiqo
  • Imaaraadka waa 14 saac iyo 41 daqiiqo.
  • Dalka Baxrayn waa 14 saac iyo 49 daqiiqo
  • Dalka Kuweyt waa 15 saac iyo 4 daqiiqo
  • Dalka Masar waa 15 saac iyo 7 daqiiqo,
  • Falastiin waa 15 saac iyo 15 daqiiqo,
  • Urdun waa 15 saac iyo 17 daqiiqo,
  • Ciraaq waa 15 saac iyo 24daqiiqo
  • Morooko waa 15 saac iyo 23 daqiiqo
  • Syria waa 15 saac iyo 25 daqiiqo
  • Lubnaan waa 15 Saac iyo 27 daqiiqo
  • Liibiya waa 15 Saac iyo 31 daqiiqo
  • Tunisia waa 15 Saac iyo 45 daqiiqo
  • Algeria waa 15 Saac iyo 45 daqiiqo

Dalalka kale ee Caalamka:

Dalka Canada ayaa hayinka u haya inta badan dalalka laga soomo saacadaha ugu badan.

  • Canada waxaa laga soomaa 19 Saac iyo 57 daqiiqo.
  • Dalka Iceland 19 Saac iyo 27 daqiiqo
  • Norway waa 19 Saac
  • Sweden waa 18 saac iyo 56 daqiiqo
  • Russia waa 18 Saac iyo 26 daqiiqo
  • Denmark waa 18 Saac iyo 26 daqiiqo,
  • Britain waa 18 Saac iyo 9 daqiiqo,
  • Argantina waa 11 Saac iyo 57 daqiiqo,
  • Malaysia waa 13 Saac iyo 22 daqiiqo
  • Australia waa 11 Saac iyo 59 daqiiqo. 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media