“Wa Xiriirnaa Mukhtar Roobow waana rajeyneynaa inuu nagu soo biiro”Sharif Xasan

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shriif Xasan Sheekh Aadan ayaa soo dhaweeyey liiska argagixisada ee Mareykanka uu ka saaray Mukhtaar Roobow Abu Mansuur, oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.

Sharif Xasan oo la hadlay idaacada VOA ayaa sheegay iney soo dhaweynayaan sidoo kale inu ka so buxom alshabab Roobow oo uu ku so biiro

“Wa xiriirnaa si aan toos aheyn waant rajeynaa inuu nabada qaato”ayu yiri Sharif Xasan

 

Sharif Xasan ayaa sheegay in tallaabadaas ay wax weyn ka beddeli karto in amni lagu soo dabbaalo gobollada Koonfur Galbeed iyo guud ahaan xaalda Soomaaliya

Mar la weydiyey warka ah inu dareemayo khatar kaga timaada Alsbabab waxuu sheegay in uu rumeysanyahay inuu isku filan hade loo baahdana uu u gurman doonaan

 

Shariifka ayaa dhinaca kale sheegay in haddii Abu Mansuur uu la shaqeeyo dowladda Soomaaliya ay noqon lahayd arirn wanaagsan, wuxuuna sheegay inuu la xiriir doono uu la hadli doono.

.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor