Ugu Yaraan 2 Ruux oo Ku Geeriyootay Dagaal ka Qarxay Galguduud

Ugu yaraan 2 ruux ayaa ku dhimatay 2 kalena waa ay ku dhaawacmeen Dagaal Beeled markale Ka qarxay Tuulada Bari Ujeed oo qayaastii 100 KM u Jirta Magaaladda Guriceel.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya Laba Maleeshiyo oo ku wada sugan Gobolka Galguduud.

Wararka imminka waxa ay sheegayaan in Xaaladda ay degan tahay oo uu Dagaalka ha kaday.