Turkiga oo lagu xiray kun qof oo lala xiriirinayo Fatxullaahi Gulen

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in dadkaasi xalay la soo xiray, kadib, markii looga shakiyey inay xiriir la leeyihiin Sheekh Fatxullaahi Gulen oo ay Dowladda Turkiga ku eedeynayso Afgembigii Fashilmay ee bishii July ee sannadkii hore ka dhacay dalkaasi.

Dowladda ayaa bixisay Amar lagu soo qabanayo 1,000 ayaa la bixiyey, waxaana ilaa haatan la soo qabtay 803 qof, oo ku kala sugnaa 81-ka Gobal ee uu ka koobmo dalka Turkiga, kuwaasi oo dhamaantooda loo soo qaaday caasimadda Ankara.

Xarigan cusub ayaa yimid 10-maalmood kadib, markii ay Dadka Turkishka u codeeyeen in Isbedel lagu sameeyo Dastuurka dalkaasi o oawood dheeraad siinayo Madaxweyne Erdogan.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media