Turkiga iyo Maraykanka oo ka wada tashanayo Dagaalka Kooxda Daacish.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka oo ku kulmi doona Ankara, Rex Tillerson ayaa la filayaa inuu maalinta Khamiista ee soo socota booqasho  hal malin ah ku tago Turkiga, si uu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan iyo Wasiiro kale.

Qoddobadda ay ka wada hadli doonaan ayaa waxa ubuc u noqon doonta Hawlgalka Dagaal ee Kooxda Daacish ee ku sugan dalka Syria iyo Arrinta Sheekh Fatxullaahi Gulen oo deggan Maraykanka, kaasi oo  lagu eedeeyo inuu ka dambeeyey Afgembigii Fashilmay ee bishii July ee sannadkii hore xilka looga tuuri laha Dowladda Madxweyne ERdogan.

 

Dhinaca kale, Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Rex Tillerson inta uu booqanayo Turkiga  lama kulmi doono Kooxaha Mucaaradka Turkiga.

©Radio Dalsan

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media