Toos u Daawo Barnaamijka Tartan Aqooneedka degmooyinka Dalka

Barnaamijka Aqoon iyo Abaalmarin oo ay ku tartamaan degmooyinka dalka Intooda badan ayaa waxaa taabagelinaya Maamulka Gobolka Banaadir.

Caawa Barnaamijka waxaa ku tartamaya degmooyinka Balcad G/Shabeellaha Dhexe iyo Cadaado oo Gobolka Galgaduud ah.