Thabit oo Madaale Gurigiisa ku Booqday

Gudoomiyaha Cusub ee G/Banaadir aya hooygiisa ku booqday gudoomiyaha xil ka ka si tagaya Yusuf Jimcaale.

Booqshada ayaa aheyd kala warqaadasho maadama xilka u ku wareejin doono habeen dambe .

Gudoomiye Thaabit ayaa lagu wadaa inu xilka la wareego Haweenka Sabtida .

Qabanqaabada xaflada aya ka soconeysa magaalada Muqdisho waxaan xaflada ka so qeybgali doona masuuliyin kala duwan.

thabit aya malinti khamista aheyd si weyn loogu so dhaweeyey magaaalada Muqdisho kadib safar uu kaga yimid Washington .

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor