Taliyihii saldhigga Booliska degmadda Xamarweyne oo shaqadii laga eryay

Wasiirka amniga Xukuumadda Federaadka ee Soomaaliya, ayaa shaqadii ka eryay Taliyaha saldhigga degmadda Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir.

Gaashaanle Siidow Macallin Isaaq, ayaa loo magacaabay Taliyaha cusub ee Booliiska degmadda Xamarweyne.

Lama shaacin sabab loo ceyriyay taliyaha.

Faafaahinta warkan waan idin soo gudbineynaa.: