Taliyihi Qeybta Galbeed Muqdisho oo xilka laga qaaday kadib marki uu u gacan qaaday Taliyaha Booliska .

Taliyihii Ciidanka Boliiska Qeybta Galbeed G/le sare  Maxamed Daahir ayaa xilka laga qaaday kadib markii uu feeray ku simaya taliyaha Booliiska  General Mukhtar Xuseen Afrax .

Gacan qaadka ayaa dhacay 4 maalin ka hor markii iyagoo shir ku jira uu Maxamed Daahir ka horyimid awaamir la siiyey oo nabadgelyada caasimada quseeya.

Dalsan ayaa ogaatay in Maxamed Daahir markaa kadib xabsi guri la galiyey.

Xilkaas ayaa maanta loo magacaabay   Qaasim Axmed rooble.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media